Yang Liwei: cirbixiyeenka China
|
Ottawa,
[MOL] 16 October 2003-
Cirbixiyeenkii ugu horreeyay ee Shiinaha
ayaa dhulka dib usoo caga dhigtay kadib markii uu soo
dhamaystay hawl-qabad taariikhi ah oo uu adduunka 14 jeer
kusoo wareegay (muddo 21 saacadood ah).
Dayaxgacmeedka oo magaciisa la yiraahdo
(Shenzhou V) ayaa
cagaha soo dhigay dhulka cawska leh ee Mongolian grasslands
kuna yaalla waqooyiga Shiinaha maanta oo taariikhdu tahay
Khamiis, Oktoobar 16, 2003 saacaddu markay ahayd 0628
(xilliga Shiinaha) oo ku beegan (Arbaco, Oktoobar 15,
2003, 2228 GMT).
Ra’iisul Wasaaraha (dalkaas), Wen
Jiabao ayaa deg-deg
ula hadlay cirbixiyeenkaas, wuxuuna ugu hambalyeeyay soo
noqoshadiisa oo u dhacday sidii loo qorsheeyay.
Mr. Yang Liwei,
oo ah laba xiddigle 38-sano-jir ah oo ka tirsan “People's Liberation
Army” ayaa maamulka
u sheegay in uu dareemay fiicnaan markii uu dib usoo galayey
hawada dhulka.
Helikobtarro ayaa kusoo xuumay si
ay usoo dejiyaan kadib markii uu soo cagadhigtay.
Warar hore ayaa sheegay in (cirbixiyeenkaas)
la siiyay mindiyo uu isaga celiyo xayawaanka duurjoogta
ah, haddii si dhaqsi ah loo heli waayo marka uu soo cagadhigto.
Sida adduunka looga
soo dhaweeyay
Dirista dayaxgacmeedka Shenzhou V oo Arbacadii hawada u baxay iyadoo
hawada loogu diray sayruuqa Long March 2F,
ayaa waxaa soo dhaweeyay khabiirrada hawada sare ee ku
kala nool adduunka.
Mas’uuliyiinta hey’adda hawada sare
ee Yurub (European Space Agency)
ayaa arrintaas ku tilmaamay guul aad u horeysa, iyadoo
saraakiisha hey’adda hawada sare ee Mareykanka (US space agency
(Nasa)) ee ku sugan Houston ay ammaaneen sida fiican ee (dayaxgacmeedkaas)
loo diray.
Shiinuhu wuxuu noqonayaa dalkii saddexaad
ee dad u dira hawada sare 40 sano kadib markii Midowgii
Soofiyeeti (Soviet Union)
iyo Mareykanku ay dayaxgacmeed dad saaran yahay hawada
u direen.
Telefishinka qaranka ee Shiinaha
ayaa qadar saacad barkeed ah hakiyay barnaamijyadii caadiga
ahaa shiraacashada dayaxgacmeedka kadib si ay usii daayaan
sawirro maqal iyo muuqaalba leh oo ku saabsan dhacdadaas.
Mas’uuliyiinta Shiinaha ayaa horay
u go’aansaday in shiraacashada dayaxgacmeedkaas oo si
toos ah telefishinka looga daawado ay khatar ahayd.
Kanaalka af-Ingiriisiga ku hadla
ee CCTV-9 wuxuu sii daayay hadalkii Neil
Armstrong oo ahaa
ninkii ugu horreeyay ee Mareykanka ahaa ee ku tallaabsaday
dayaxa dushiisa.
“Haddii tallaabooyinkaan ay yihiin
kuwo yar, waxaan qaadeynaa kuwo aad u weyn oo ah
in aan ku dul boodno dayaxa,” sidaa waxaa yiri wariyaha.
Sumcadda
Qaran
(Cirbixiyeenka Yang Liwei) oo hore u ahaan
jiray duuliye wada dayuuradaha dagaalka ayaa isagoo gashan
dharka ay xirtaan cirbixiyeennadu waxaa u sacab tumay
caruur faraxsan oo buufimo u lulaya.
Mar uu hawada
ku jiray ayaa la sheegay in uu akhrinayey buugga laga
fiirsado habka duullimaadka (Manual) isagoo ku jira kabbiinka
(capsule-ka) dayaxgacmeedka
Shenzhou V waxaana ka muuqatay
xasilooni iyo deganaan.
Telefishinka qaranka
ayaa sheegay in uu isku cunayo hilibka doofaarka oo inta
cad-cad loo jarjaray qaboojiye lugu qalajiyay iyo toon
suugo ahaan loo sameeyay, iyo bariis la shiilay muddada
uu duulimaadka ku jiro, iyo in uu shaah cabbayo.
Inkastoo barnaamijka hawada sare
ee Shiinaha uu sameeyay isbedello laxaad leh, haddana
naqshadda Shenzhou waxaa lugu saleeyay habkii dayaxgacmeedkii
Ruushka ee Soyuz oo lahaa saddex kabbiin oo saddex
qof geli karto.
Mashruucan ayaa noqday mid Shiinaha
u keenay sumcad qaran iyadoo warbaahinta rasmiga ah ay
dayaxgacmeedkaas ku qeexeen in uu yahay “wax ay iyagu
sameysteen”.
“Dhulka-hooyo ma niyad-jabinayo,”
sidaas waxaa yiri cirbixiyeenka Yang Liwei wax yar ka hor inta uusan fuulin
kabbiinka.
Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri:
“Dhaqdhaqaaq kasta waxaan ku dhameystirayaa xilkasnimo
iyo foojignaan. Waxaana qaranka Shiinaha iyo hogaankiisaba
usoo hoynayaa sharaf.”
English Version:
Click the following link
http://news.bbc.co.uk/2/hi/asia-pacific/3194892.stm
Top
terrorist hunter’s divisive views
Oct.
15 — A highly decorated general who is one of the leaders
of a secretive new Pentagon unit formed to coordinate
intelligence on terrorists and help hunt down Osama bin
Laden, Saddam Hussein and other high-profile targets has
a history of outspoken and divisive views on religion
— Islam in particular, NBC News has learned.
HE’S
A HIGHLY decorated officer, twice wounded in combat —
a warrior’s warrior.
The former commander of Army Special Forces, Lt. Gen.
William “Jerry” Boykin has led or been part of almost
every recent U.S. military operation, from the ill-fated
attempt to rescue hostages in Iran to Grenada, Panama,
Colombia, Somalia.
This summer, Boykin was promoted to deputy undersecretary
of defense, with a new mission for which many say he is
uniquely qualified: to aggressively combine intelligence
with special operations and hunt down so-called high-value
terrorist targets including bin Laden and Saddam.
But that new assignment may be complicated by controversial
views Boykin — an evangelical Christian — has expressed
in dozens of speeches at churches and prayer breakfasts
around the country. In a half-dozen video and audiotapes
obtained by NBC News, Boykin says America’s true enemy
is not bin Laden.
In June 2003, Boykin spoke to a church group over a slide
show:
“Well, is he [bin Laden] the enemy? Next slide. Or is
this man [Saddam] the enemy? The enemy is none of these
people I have showed you here. The enemy is a spiritual
enemy. He’s called the principality of darkness. The enemy
is a guy called Satan.”
Why are terrorists out to destroy the United States? Boykin
said: “They’re after us because we’re a Christian nation.”
NBC News military analyst Bill Arkin, who’s been investigating
Boykin for the Los Angeles Times, says the general casts
the war on terror as a religious war: “I think that it
is not only at odds with what the president believes,
but it is a dangerous, extreme and pernicious view that
really has no place.”
During a January church speech in Daytona, Fla., Boykin
recalled a Muslim fighter in Somalia who bragged on television
the Americans would never get him because his God, Allah,
would protect him: “Well, you know what I knew, that my
God was bigger than his. I knew that my God was a real
God, and his was an idol.”
The
Somali was captured, and Boykin
said he told the man: “Mr. Atto,
you underestimated our God.”
In a phone conversation, Boykin tells NBC he respects
Muslims and believes the radicals who attack America are
“not true followers of Islam.”
Boykin also routinely tells audiences that God, not the
voters, chose President Bush: “Why is this man in the
White House? The majority of Americans did not vote for
him. Why is he there? And I tell you this morning that
he’s in the White House because God put him there for
a time such as this.”
Boykin tells NBC News that, given his new assignment,
he is curtailing such speeches in the future. He says,
“I don’t want … to be misconstrued. I don’t want to come
across as a right-wing radical.”
NBC
|