TOUR THE INTERNET
AROUND THE WORLD
KU DALXIIS INTERNET KA
DUNIDA DACALADEEDA
OIN THE ROAD AND
AROUND THE WORLD

Golis GSM;

Waa Xiriirkii Caalamka ood
gacantaada ku wadato.

GOLIS LANDLINE TELEPHONE.

Waa Adoo goobtaada jooga Guro miraha isgaarsiinta..!

GOLIS FAX TRANSMISSION

Deg-deg iyo Dayacaad La'aan
Waa Gacmo is dhaafaa Galadi ka dhalataa ?!

www.golis.net

MAXAA KA TAQAAN SHIRKADA GTC

Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakatuhu:

Warbixinta Shirkada GTC:

Bishaaro...Bishaaro ..... Bishaaro.

Shirkada GTC waa shirkad ku shaqaysa qalabka isgaarsiinta casriga ah kii ugu dambeeyay waxayna bixisaa dhamaan adeegyada hoos ku xusan:

??land line service: Shirkadu waxay telafoon gelin ku samaysay in ka badan 20 deegaan oo isugu jira magaalooyinka waaweeyn, degmooyinka iyo tuulooyinka ka tirsan Puntland.

??Mopile service: Waxaa shirkadu GTC lagu tilmaami karaa hooyada qalabka GSM-ka ee degaanada Puntland.

??Internet service: Waxay bulshada ka haqab tirtay shirkadu adeega internetka oo la dhihi karo waa laga heli karaa meel kasta oo uu yaal line telefoon GTC ah, waxaa xusid mudan inuu yahay internetka GTC mid nadiif ah (CLEAN INTERNET) oo si jogta ah loo ilaaliyo dhamaan waxyaabaha lagu fasahaadiyo dhaqanka umamada.

??GTC Waxay hada xarumo ku leedahay dhamaan meelaha hoos ku xusan:Boosaaso, Gaalkacyo, Qardho, Garoowe Dhahar, Badhan, Hadaftimo, Dangorayo, Carmooyin, Laasqoray, Xingalool, Ufayan, Sheerbi, Xido, waaciye, iyo Laaso-dawaco.
GTC waxay damacsantahay laba bilood gudahood inay qadad isgaarsiineed ka furto magaalooyinka soo socda Geerigaabo, jalam, Xarfo, bacaadwayn, Boocame, Qarxis, Taleex, ceelbuh, iyo meelo kaleba.

??GTC waqti aan fogayn waxay idinku bishaaraynaysaa Shirkadu inaad Local ahaan kula hadli doontaan magaalooyinka waaweyn ee la galiyay qadka isgaarsiinta sida boosaaso dhexdeeda oo kale ama degaanada Puntland oo kale dhexdooda iyo waliba magaalooyinka hoos yimaada Soomliland oo dhan.

?Ogow in aad hesho line ama mopile shirkadaasi ah, waana fursada keliya oo aad si toosa oo joogta ah ula xiriiri kartid dhamaan qaraabadaada, asxaabtaada iyo ehelkaagaba ee ku nool dalka gudahiisa iyo dibadisa.
?Kuuma dhamaystiri karo horumarka shirkada Golis ee mucjisada ah ee hrumarka isgaarsiineed shacabkeeda ku soo kordhisay waxaadse xog dheraad ah kaga bogan kartaa inaad shirkada toos ula xiriirto.

Fadlan wac shirkada Golis Tel #252582230/822003.
Hadii aad u baahato in si deg deg ah laguugu sheego nabarkaad u baahato ama aad rabtid inaad ogaatid cidii ku soo wacday fadlan wac Tel #121
Hadii cilad kaagasho telafoonka xaafada ku jira fadlan wac Tel #822009.

Waxaa kuugu imaanaya gurigaaga shaqaale loo carbiyay hawshaan una jajaban.

Ku soo dhawaada Gacmo furan iyo shaqo ku raali galisa.

www.golis.net

Kala Xiriir shirkada:
Tel: 822000

Fax: 822002

??Halkaan ka aqri warbixintii wariye Sheekhaduun ee shaqada iyo adeegyada ay bixiso shirkada Golis Telecomm??


BADA GARACAD IYO WAANU TEGI BUURIHII GOLIS
-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Golis Telecommunications Co. Tel: 822000 Fax: 822002
Ku xayaysiiso ganacsigaaga Mudugonline.com
nagala soo xiriir
mailto:webmaster@mudugonline.com
Mudugonline.com
Contact: webmaster@mudugonline.com
Copyright © Mudug Online 2001
Mudugonline.com keeping you Informed