Home  |  Islam  |  Suugaan  |  Qoraalo   |   Contact Us  
BBC Somali 5:00
BBC Somali 9:00
Codka nabada
RadioGalkayo
Radio Daljir
SBC-online
Somali tntv
Radio Sweden
Radio scerdo
HornAfrik
Radiolascaanod
R-freeSomalia
somaliahamradio
Radio Garowe
Radio Warsan
radiobaay.com
Algaracad
Alcarab
AllPuntland
Allidamaale
Allsomali
Ancis
Allwaamo.com
Agabso
alhudamedia
Ancis
Balcad
Banadir
Buuhoodle
Buuleberde
Calanka
Calmadow
dalkapress
Dayniile
Dhabbad.com
Doolo-Suugaan
4forsomaliwomen 
GaroweOnline 
Golkhatumo
Galdodogob
golkhatumo
iqrasomali
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrica
Horseednet
Laascaanood
laasqoray.net
Idamaale
Jawhor
jirac.com
Kismaayopost
Kismayo
Markacadeey
maktabada
markacadey.net
Midnimo
Mudulood
Nedsom
Olol.us
puntlandgov
Nugaal
pacemagazine
Puntlandpost
Puntlandtimes
Puntchamber  
Qandala
Qandala.com
rakoraaxo.com
Sheerbi.com
Shabelle
somalipressreview
Somaali
  s-community
Somalifans
somali_family
Somheritage
Somaliaonline
somalianinfo
Somaliweyn
Somaliwatch
Somalinet
Somalitalk
Somlink
somalimarket
Stnfm
waayaha
Wardheernews
Widhwidh
Xargaga.com
xamarcadde
yamays.com
Yoobsan


Shir looga hadlayo sidii Dalad mideysan loogu sameyn lahaa Wariyayaasha soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah Dalka Uganda oo maanta lagu qabtay Hotel Habib CLaasic ee Magaalada Kampala.
Posted to the MOL May 10, 2010, 2:26 am


shir si weyn loo soo agaasimay oo lagaga hadlayey sidii Urur mideysan loogu sameyn lahaa Wariyayaasha Qaxootiga ku ah amaba ku soo barakacay dalkani Uganda ayaaa maanta waxa uu si habsami ah uga dhacay Hotelka Weyn ee Habib CLaasic ee magaaladda Kampala ee Caasumadda Dalka Uganda.


Xafladani oo ahayd mid ay isugu yimaadeen wariyayaasha soomaaliyeed ee qaqxootiga ku ah dalka uganda ayaa waxaa ka soo qeybgalay Madax ka socotay Qunsuriyadda Safaaradda Soomaaliya Madax ka socotay Idaacadda Bilaal ee ku Taala Magaalada Kampala iyo weliba Garsoore Dhagey oo ah nin si weyn looga yaqaano dalka soomaaliya iyadoona looga hadley shirkaasi sidii wariyayaasha soomaaliyeed ee ku sugan dalka uganda loogu sameyn lahaa ururka mideysan si ay wax ugu qabtaan hay,adaha samafalka ah iyo ururada kale ee muxaliga ah iyo weliba sidii meel loogu ogaan lahaa wariyayaasha iyaga qaxootiga ku ah dalka uganda ee ka soo qaxay dalka soomaaliya kuwaasi oo ay xaalad nolaleed ku haysato dalka Uganda,


Kulankani oo ahaa mid ay ka soo qeybgaleen wariyayaal ay ka mid yihiin Cilmi Cismaan (Boodhari) C/nuur Kediye, Maxamed Faarax Duurgal, Maxamed Dhaqane Nuur, Mulki Caydiid, Axmed Taajir, Axmed Saadaq, Xuseen Cabdulaahi Xasan, Maxamed Xasan Abiib iyo weliba Qaliil Bashiir Macalin iyo qaar kale oo ka mid ah wariyayaasha qaxootiga ku ah dalka Uganda iyadoona halkaasi lagu doortay Guddi 7 xubnood ah oo soo sameeyey sharciga ururkani ama konostuushinka Dalada wariyayaasha iyo waxyaabaha ay qabanayaan,


Shirkani oo ahaa mid diirada lagu saareyey sidii wariyayaasha soomaaliyeed ee ku sugan dalka Uganda loogu sameyn lahaa dalad ay ku mideysan yihiin kuwaasi oo ka soo barakacay dalka soomaaliya ayaa waxaa laysla lafoguray in ay lagamamaarmaan tahay sidii loo sameyn lahaa Ururka ay ku mideysan yihiin wariyayaasha soomaaliyeed iyadoona ugu danbeyntii laysku afgartay in loo diro gudigaasi si ay u soo sameeyaan sharciga uu ku shaqeynayo iyo qodobada Daladani wariyayaaha ay ku midoobayaan,


Ugu horeyntina waxa nadasha shirkasi ka hadley Xasan Maxamed Faarax oo isaga ka socday Qunsuriyada Saafaradda Soomaliya ay ku leedahay dalka Uganda isagoona amaan u jeediyey Mr Ciise oo isaga ah ninka isku taxluujiyey in wariyayaasha la isugu keeno shir ay islamarkaasna loo sameeyey Dalad ay u wada dhan yihiin Xasan Maxamed Faarax ayaa waxa uu wariyayaasha ugu bishaareeyey in ay tahay mid ahmiyad gaar ah u ley wariyayaasha ku sugan Dalka Uganda in ay sameystan dalad mideynsan isagona xusey in ay iyaga wax weliba oo karaan kooda ah ka safaarad ah ay la garab taagan yihiin,


Waxaa kaloo halkaasi ka hadley Garsoore Dhagey oo isaga ku tilmaamey in ay arintani tahay mid lagu farxo oo uu ku sheegay in aysan wariyayaasha qaxootiga ku ah dalka Uganda aysan haysan Urur ay ku mideysan yihiin isagoona soo jeediyey in ay wariyayaasha ay had iyo jeer isku xirnaadaan,


Ugu danbeyntii waxaa halkaasi ka hadley Mr Ciise oo isaga ka mid ah Masuuliyiin ugu sareysa Idaacada Bilaal oo iyada ku taala Masaajidka weyn ee Qadafi Masquit ee ku yaala Magaalada Kampala ee Dalka Uganda isagoona halkaasi salaan iyo boogadin uga soo jeediyey wariyayaasha soomaaliyeed ee ka soo qeybgalay shirkani isagoona xusey in shirkani uu u yahay mid muhiim u ah wariyayaasha qaxootiga ku ah dalka Uganda waxaana uu tibaaxey in ay wariyayaasha u fiican tahay in ay sameystaan urur mideysan oo ay u dhanyihiin wariyayaasha ku sugan dalkani iyadoona ugu danbeyntii halkaasi loogu xilsaarey guddi ka koban todobo xubnood kuwaasi oo keenaya sharciga ururka.


**Xuseen Cabdulaahi Xasan


E-Mail Xuseen339@hotmail.com


Kampala Uganda

Saaxiibkaa u dir

Sep 09 Inta badan wadamada Islaamka oo isku raacay inay beri oo Jimce ah tahay maalin ciid
Sep 03 Who Are the Real Pirates in Somalia?
Aug 30 War Saxaafadeed: Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Dalbaday Taageero Caalami Ah Oo Deg-deg ah
Aug 27 Somalia: Weekly humanitrian report
Aug 26 Warbixin gaaban: Kuxigeenka Duqa magaalada Gaalkacyo C/laahi Axmed Ibraahim (Macruuf) oo lagu eedeeyay inay adeeg sanayaan kooxo doonaya inay qalqal galiyaan maamulka cusub ee degmada Gaalkacyo



Afkeena iyo Fartiisa W/Q: Dr. Saadiq Enow

 

»ASAASKII XISBIGII LEEGADA (SYL)
Dood ay diyaarisay idaacada VOA oo ay ka qayb-galayaan Wasiirka Arimaha dibada ee dowlada KMG ah iyo Laba suxufi oo kala ah Bishiir cumar Good iyo Faysal C/kariim Gabanow 
DAGAALKA DAHSOON EE SOOMAALIYA W/Q:Dr. Saadiq Enow 
AWOODDII LIIDATAY
W/Q: Dr. Saadiq Enow
AQALKII LIITEY
W/Q: Dr. Saadiq Enow
SUUBBANEHEENNII MAXAMED IYO SAGAALKIISII XAAS!! W/Q:Sabriye Macallin Muuse
Dagaalkii Ogaadeenya W/Q: Dr. Saadiq Enow
GOORTII DHULKAYAGII LA QEYBSADAY!
W/Q: Dr. Saadiq Enow
XAFLAD LAGU TAAGEERAYO DAWLADDA SOOMAALIYA OO KA DHACDAY OTTAWA
Sheeko Jacayl ah Nabar aan Dawoobeyn
W.Q. Cabdulqaadir M. Wacays
XAALADDA DHAQAALE EE SOOMAALIDA OTTAWA W/Q: Mohamed Dalmar
Warbixinaha iyo Macluumaadka Puntland:
Warbixin: Puntland, shacab baarri ah iyo maamul hanan waayey! W/Q: Abdulkadir Ali Salad
Warbixin Sawiro wadata: Madaxweynaha Puntland oo warbixin dheer siiyey shacabka Bosaso dhinacyadiisa kala duwan ka dib safarkiisa u ku tagay wadamo dhawr ah

Warbixin Sawirowatada: Wasaaradda Hormarinta Haweenka iyo Arimaha Qoyska, Wasaarad ku dayasho mudan

Warbixin Sawiro watada: Rug-Doorsiga Jaamacadda Dowlad Goboleedka Puntland (PSU)
Shirkii Jaamacada PSU ee magaalada Minneapolis June 8, 2008.
 
Webmaster@mudugonline.com -   ©2005 Mudug Online   ®All rights reserved.