Puntland Sports, Culture and Education Developmen
PSCED
Dhammaan Dadweynaha Somaaliyeed, gaar ahaan bahda Isboortiga waxaa lagu wargalinayaa in ay ka dhici doonto magaalada London Shirweyne ballaaran oo looga hadlayo horumarka Isboortiga Puntland, oo ayna kasoo qeybgali doonaan marti sharaf fara baddan iyo Ciyaaryahanadii hore ee qaranka Soomaaliyeed oo ka kala imaanaya dhammaan daafaha UK iyo Yuruba.
Shirkaasi waxaa uu ka dhacayaa: -
London Welsh Centre
Address
157-163 Gray’s Inn Road
London
WC1X 8UE
Shirkaasi waxaa uu dhacayaa maalinta Sabtida 15/05/2010
saacaddu marka ay tahay 17:00 – 22:00 ama 5ta galabnimo illaa iyo 10ka fiidkii qofba siduu u yaqaan
Faahfaahin dheeraad ah lasoo xiriira : - Mohamed Ciise Digeeye
Tel:07852746234