Home  |  Islam  |  Suugaan  |  Qoraalo   |   Contact Us  
BBC Somali 5:00
BBC Somali 9:00
Codka nabada
RadioGalkayo
Radio Daljir
SBC-online
Somali tntv
Radio Sweden
Radio scerdo
HornAfrik
Radiolascaanod
R-freeSomalia
somaliahamradio
Radio Garowe
Radio Warsan
radiobaay.com
Algaracad
Alcarab
AllPuntland
Allidamaale
Allsomali
Ancis
Allwaamo.com
Agabso
alhudamedia
Ancis
Balcad
Banadir
Buuhoodle
Buuleberde
Calanka
Calmadow
dalkapress
Dayniile
Dhabbad.com
Doolo-Suugaan
4forsomaliwomen 
GaroweOnline 
Golkhatumo
Galdodogob
golkhatumo
iqrasomali
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrica
Horseednet
Laascaanood
laasqoray.net
Idamaale
Jawhor
jirac.com
Kismaayopost
Kismayo
Markacadeey
maktabada
markacadey.net
Midnimo
Mudulood
Nedsom
Olol.us
puntlandgov
Nugaal
pacemagazine
Puntlandpost
Puntlandtimes
Puntchamber  
Qandala
Qandala.com
rakoraaxo.com
Sheerbi.com
Shabelle
somalipressreview
Somaali
  s-community
Somalifans
somali_family
Somheritage
Somaliaonline
somalianinfo
Somaliweyn
Somaliwatch
Somalinet
Somalitalk
Somlink
somalimarket
Stnfm
waayaha
Wardheernews
Widhwidh
Xargaga.com
xamarcadde
yamays.com
Yoobsan


Jaaliyadda Waamo-Puntland ee ku nool Switzerland Cambareyn xasuuqi loogeystay gobolka Cayn
Posted to the MOL May 25, 2010, 2:45 am

Jaaliyadda oo si weyn uga xanuunsatay, uga na carootay xasuuqa loo  geystay bulshada dadkayaga reer Buuhoodle iyo Widhwidh, waxay marka hore tacsi u soo dirayaan  eheladi geesiyaashi ku geeriyooday dagaalka. Waxan Eebe uga baryenaa caafimaad inti ku dhaawacantay dagaalka waxashnimo. Waxan hiil iyo hooba la garabtaaganahay walaalahayaga reer Buuhoodle iyo guud ahaan bulshada gobolka Cayn. Waxan ammaan gaar ah u soo jeedineynaa bulshada reer Cayn sida geesinimada leh iyo sida midnimada weyn leh ee ay u daafaceen dadkooda, degaankood iyo sharafkooda.


Waxan cambaareyneynaa  xasuuqa iyo burburka sida bahalnimada ah loogu geystay dadkayaga guud ahaan gobolka Cayn, gaar ahaan magaalooyinka Buuhoodle iyo Widhwidh. Xasuuqa, burburka hantiyeed iyo barkicinta loo geystay dada an waxba galabsan, waxay saameyn xun ku yeelatay guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan reer Puntland. Waxan fileynay in masiibada ku habsatay koonfurta Soomaliya, khaas ahaan Muqdisho, dersi lagu qaatay, oo la fahmay qiimaha ay leedahay nabadu. Waa nasiib xumo in degaanadi ay nabadu ka jirtay maanta colaad lagu la soo galgashay. Taa waxa xilkeeda qaadaya kuwi falkan doqonnimo soo abaabulay. Waa u doqonnimo in qof guriga deriskiisa dab qabadsiiyo, waayo kiisu na ma badbaadayo.


Wax ma garato aan diin iyo iimaan laheyn oo ay gadaal ka soo riixayaan qabqablayaal ay madaxmartay siyaasad geeljirnimo, ayaa colaad iyo cadownimo dhexdhigay bulsho walaalo ah oo qarniyaal ku wada noolaa dersinimo wanaag iyo is xaqdhowr. Nikii hadima taliyow adiga u halis ah.


Waxa la yaab leh waxa ciidamada Itoobiya ku xambaaray in ay soo degaan magaalooyin aan dalkooda aheyn, looga na yeeran, oo ay shacabki na xasuuqaan.


Itoobiya waa dowlad weyn oo la deris ah Soomaaliya oo xiriir wacan la leh Puntland, marka ma la garan karo waxa ku xambaaray in ciidamadeedu xasuuqaan dad aan waxba galabsan.


Waxa cadaatay, sida madax sar- sare ee ka tirsan dowladda Itoobiya, ka shanqariyeen, in ciidamada Itoobiya arinkan loo hoos geliyay oo ay arintu aheyd shilqool ay qabqableyaal Soomaaliyeed soo abaabuleen. Waxa meel looga dhacay sharafki dowlad weyn oo loo horseeday in la geliyo dembi ka baxsan binuaadaninimada.


Hadaba waxan dowladda Itoobiya ugu yeereynaa:


-          in ay tilaabo cad ka qaado kuwi u soo jiiday ceebta iyo sharfdhaca


shacabka iyo dowladda Itoobiya,


-          in ay ciidamadeeda kala baxdo gobolka Cayn, waayo bulshada reer Cayn


colaad uma hayaan Itoobiyay,


-          in laga wada xaajoodo wixi dhacay si aan mar dambe dhibaatadan oo


kale u dhicin, iyo xiriirki wacanaa iyo derisnimadi Puntland, khaas ahaan reer Cayn iyo Itoobiya la xoojiyo. 


 


Jaaliyadda Waamo-Puntland ee Switzerland Hagaajiyow hagaaji, arimaha Puntland iyo guud ahaan Soomaaliyo hagaagi.


 


Xubnaha jaaliyadda reer Switzerland


1.      Prof. Maxamed Xareed Cali


2.      X. Camabaro Jaamac


3.      X. Ardo Gaawiido


4.      Prof. Faarax Zakariye


5.      X. Muuse Ibraahim Maxamed


6.      Caasho Jaamac Cali Dheeg


7.      Moxamed Cali Kalay


8.      Maxamed Xaaji Nuur


9.      G. Sare Maxamed CabdulqaadirCilmi


10.  Cali  Maxamed Warsame


11.  Aamina Maxamed Cigaal


12.  Zeinab Maxamed Cigaal


13.  Deeqa Xaaji Maxamuud Dheere


14.  Maxamed Ciise Raage


15.  Axmed Jaamac Cali


16.  Cali Baashi Yusuf Axmed


17.  Maxamed Aaden Dalmar


18.   Mahad Sheek Maxamuud


19.  Yaasiin Cabdi cabdulle


20.  Maxamed Sugule


21.  Cali Axmed Sugule


22.  Cadulqaadir Y. Weyrax


23.  Cali Mire Kooreye


24.  Dr. Xasan Cali Ciid


25.  Xuseen Xasan Jarmal


26.  Cadullaahi Cusmaan Cilmi


27.  Cadicassis Aw Nuur Maxamed


28.  G. Sare Maxamed Aadan cabdulle


29.  Gurey Xaaji Khaliif


30.  Muuse X. Cabdi Yaaquub


31.  Axmed Jaamac Dhabaney


32.  Maxmed Maxamud (Tuke)


33.  Saciid Maxamed Yare


34.  Ilyaas Maxamed cabdulqaadir Cilmi


35.  Yonis Maxamed Cabdulqaadir


36.  Sakariye Maxamed cabdulqaadir


37.  Saciid Maxamed (Yare)


38.  Cureeji Saciid Samatar


39.  Cabdulqaadir Salaad Maxamuud


40.   Luul Digriyow


41.  Xaliima Cowke


42.  Aamina Yuusuf


43.  Cabdiqani Cali Ahmed


44.  Cabdirisaaq Saciid Cabdi Qotome


45.  Cabdinuur Xuseen Yusuf


46.  Xasan Cusmaan Cabdulle (Xaaraan ma quute) 47.  Axmed Cali Jaamac 48.  Keyse Gaas Cabdi 49.  Jaamac Faarax Cabdi 50.  aashi Yaasiin Cusmaan 51.  Daahir Cayderuus Tigey 52.  Dhuubo Cali Ciise 53.  Khadiija Aadan Axmed


54.  Boosteeyo Jaamac Muuse


 55.  Maxamed cali


56.  Axmed Xirsi cabdulle


57.  Mahdi Khadar


58.  Sucaad Aadan


59.  iyo in badan oo kamid ah jaaliyadda

Saaxiibkaa u dir

Sep 03 Who Are the Real Pirates in Somalia?
Aug 30 War Saxaafadeed: Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Dalbaday Taageero Caalami Ah Oo Deg-deg ah
Aug 27 Somalia: Weekly humanitrian report
Aug 26 Warbixin gaaban: Kuxigeenka Duqa magaalada Gaalkacyo C/laahi Axmed Ibraahim (Macruuf) oo lagu eedeeyay inay adeeg sanayaan kooxo doonaya inay qalqal galiyaan maamulka cusub ee degmada Gaalkacyo
Aug 21 SAWIRO: Duqa degmada Garowe oo maanta la doortay iyo golaha degaanka cusub la dhaariyay



Afkeena iyo Fartiisa W/Q: Dr. Saadiq Enow

 

»ASAASKII XISBIGII LEEGADA (SYL)
Dood ay diyaarisay idaacada VOA oo ay ka qayb-galayaan Wasiirka Arimaha dibada ee dowlada KMG ah iyo Laba suxufi oo kala ah Bishiir cumar Good iyo Faysal C/kariim Gabanow 
DAGAALKA DAHSOON EE SOOMAALIYA W/Q:Dr. Saadiq Enow 
AWOODDII LIIDATAY
W/Q: Dr. Saadiq Enow
AQALKII LIITEY
W/Q: Dr. Saadiq Enow
SUUBBANEHEENNII MAXAMED IYO SAGAALKIISII XAAS!! W/Q:Sabriye Macallin Muuse
Dagaalkii Ogaadeenya W/Q: Dr. Saadiq Enow
GOORTII DHULKAYAGII LA QEYBSADAY!
W/Q: Dr. Saadiq Enow
XAFLAD LAGU TAAGEERAYO DAWLADDA SOOMAALIYA OO KA DHACDAY OTTAWA
Sheeko Jacayl ah Nabar aan Dawoobeyn
W.Q. Cabdulqaadir M. Wacays
XAALADDA DHAQAALE EE SOOMAALIDA OTTAWA W/Q: Mohamed Dalmar
Warbixinaha iyo Macluumaadka Puntland:
Warbixin: Puntland, shacab baarri ah iyo maamul hanan waayey! W/Q: Abdulkadir Ali Salad
Warbixin Sawiro wadata: Madaxweynaha Puntland oo warbixin dheer siiyey shacabka Bosaso dhinacyadiisa kala duwan ka dib safarkiisa u ku tagay wadamo dhawr ah

Warbixin Sawirowatada: Wasaaradda Hormarinta Haweenka iyo Arimaha Qoyska, Wasaarad ku dayasho mudan

Warbixin Sawiro watada: Rug-Doorsiga Jaamacadda Dowlad Goboleedka Puntland (PSU)
Shirkii Jaamacada PSU ee magaalada Minneapolis June 8, 2008.
 
Webmaster@mudugonline.com -   ©2005 Mudug Online   ®All rights reserved.