Home  |  Islam  |  Suugaan  |  Qoraalo   |   Contact Us  
BBC Somali 5:00
BBC Somali 9:00
Codka nabada
RadioGalkayo
Radio Daljir
SBC-online
Somali tntv
Radio Sweden
Radio scerdo
HornAfrik
Radiolascaanod
R-freeSomalia
somaliahamradio
Radio Garowe
Radio Warsan
radiobaay.com
Algaracad
Alcarab
AllPuntland
Allidamaale
Allsomali
Ancis
Allwaamo.com
Agabso
alhudamedia
Ancis
Balcad
Banadir
Buuhoodle
Buuleberde
Calanka
Calmadow
dalkapress
Dayniile
Dhabbad.com
Doolo-Suugaan
4forsomaliwomen 
GaroweOnline 
Golkhatumo
Galdodogob
golkhatumo
iqrasomali
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrica
Horseednet
Laascaanood
laasqoray.net
Idamaale
Jawhor
jirac.com
Kismaayopost
Kismayo
Markacadeey
maktabada
markacadey.net
Midnimo
Mudulood
Nedsom
Olol.us
puntlandgov
Nugaal
pacemagazine
Puntlandpost
Puntlandtimes
Puntchamber  
Qandala
Qandala.com
rakoraaxo.com
Sheerbi.com
Shabelle
somalipressreview
Somaali
  s-community
Somalifans
somali_family
Somheritage
Somaliaonline
somalianinfo
Somaliweyn
Somaliwatch
Somalinet
Somalitalk
Somlink
somalimarket
Stnfm
waayaha
Wardheernews
Widhwidh
Xargaga.com
xamarcadde
yamays.com
Yoobsan


Shariif Xasan oo mar kale oo doortay gudoomiyaha baarlamaanka Somaliya
Posted to the MOL May 28, 2010, 10:11 am







Shariif Xasan Shiikh Aadan
Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan

Shariif xasan Shiikh Adan ayaa loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee ku meel gaarka ah.

Shariif Xasan wuxuu ku guuleystay 217 cod.
Halka Mudane Cabdi Xaashi oo ku soo xigay uu helay 143 cod.


Xilkani wuxuu bannaanaaday ka dib markii, Shiikh Adan Maxamed Nuur, uu xilka iska casilay.


Shariif xasan Shiikh Adan waa markii labaad ee derejadan loo doorto intii ay jirtay TFG.


Markii hore waxaa uu darajada waayay ka dib markii ciidammada ethiopia ay galeen dalka Soomaaliya isaguna diiday in uu dalka ku laabto.


Shariif Xasan, oo ah siyaasi hore uga qeyb qaatay khilaafyo fara badan oo siyaasadeed oo uu qaarna la galay Madaxweynihii hore Cabdullaahi Yusuf iyo Raiisal Wasaarihiisii Cali Maxamed Geeddi, qaarna uu la galay madaxda hadda jirta sida Shiikh Aden Maxamed Nuur.


Maxaa dhici kara
Shariif Xasan waxay wax badan wadaagaan Madaxweynaha Shiikh Shariif Shiikh Axmed.


Ma aha in ay isku magac yihiin oo keliya ayna koofiyado isu ay eg qaataan.


Badiyaa kuma kala haraan saffarada dibadda iyo weliba qaabbilaadda madaxda shisheeyaha.


Waxay wada deggan yihiin Madaxtooyada.


Ilaa iyo hadda waxay ahaayeen isku saaxiib.


Aala Shiikh
wadaaddada ku xeeran Madaxweynaha oo sheegta in ay yihiin xertii Shiikh Maxamed Macallin ayaa waxay dagaal aan qarsoodi lahayn la galeen Shariif Xasan Shiikh Adan.


Kuwooda baarlamaanka xubnaha ka ah ayaan qarsan dagaalkaas.


Haddaba su'aashu waxay tahay xulafada Madaxweynuhu sidee weerar ugu qaadi karaan saaxiibka ugu weyn xagga siyaasadda ee Madaxweynaha?


Taas waxaa macnaheedu ahaan karaa in Madaxweynuhu aanuu ku raacsanayn in Shariif Xasan aanay Madaxweynaha meel u wada socon ama in ay wadaaddadan siyaasadda ku jiraa ay Shiikh Shariif taladiisa dhinac mareen.


Labada midda ay tahayba waa arrin miisaan siyaasadeed saari karta TFG.


Raiisal Wasaaraha
Tallaabada doorashadan xigta waxay noqon doontaa waxa laga yeelayo mustaqbalka xukuumadda uu Madaxda u yahay Ra'iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid.


Madaxweynuhu wuxuu sheegay in uu xilka ka qaaday Ra'iisal Wasaaraha, kadibna markii uu malahaa yaqiinsaday in aan tallaabadaasi wafaaqanayn dastuurka ayuu ka noqday.


Si kastaba ha ahaatee, Cumar Cabdirashiid intii qalalaasaha siyaasadeed socday waxay isku dhinac ka soo wada jeedeen Shariif Xasan, oo hadda awooddiisii loo sii kordhiyay.


Haddii ay dhacdo in la liijin waayo waxaa ugu yaraan dhici doonta in xilka laga xayuubiyo Wasiirro dhowr ah oo iyagu h kooxda dagaalkii ay ku jireen lagu jebiyay.


Dhabbahaugu sahlan ee loo soo mari doonaana waa hirgelinta heshiiskii lala galay Ahlu Sunna.


Si kastaba ha ahaatee, mar haddii Shariif Xasan oo lagu yaqaan dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo aan fariisi lahayn isla markaana ah nin aad ugu xeel dheer siyaasadda Soomaaliya ka socotay sanooyinkan dambe, welibana xiriir ugu dhow la leh dalka deriska ah ee Ethiopia, waxaa hubaal ah in siyaasadda TFG ee fadhiidka ah ay billaabi doonto nashaad hor leh.


Su'aashu waxat tahay yaa ku guuleysan doonaa nashaadkaas xagguuse caga dhigan doonaa?


BBC Somali
Saaxiibkaa u dir

Sep 09 Inta badan wadamada Islaamka oo isku raacay inay beri oo Jimce ah tahay maalin ciid
Sep 03 Who Are the Real Pirates in Somalia?
Aug 30 War Saxaafadeed: Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Dalbaday Taageero Caalami Ah Oo Deg-deg ah
Aug 27 Somalia: Weekly humanitrian report
Aug 26 Warbixin gaaban: Kuxigeenka Duqa magaalada Gaalkacyo C/laahi Axmed Ibraahim (Macruuf) oo lagu eedeeyay inay adeeg sanayaan kooxo doonaya inay qalqal galiyaan maamulka cusub ee degmada Gaalkacyo



Afkeena iyo Fartiisa W/Q: Dr. Saadiq Enow

 

»ASAASKII XISBIGII LEEGADA (SYL)
Dood ay diyaarisay idaacada VOA oo ay ka qayb-galayaan Wasiirka Arimaha dibada ee dowlada KMG ah iyo Laba suxufi oo kala ah Bishiir cumar Good iyo Faysal C/kariim Gabanow 
DAGAALKA DAHSOON EE SOOMAALIYA W/Q:Dr. Saadiq Enow 
AWOODDII LIIDATAY
W/Q: Dr. Saadiq Enow
AQALKII LIITEY
W/Q: Dr. Saadiq Enow
SUUBBANEHEENNII MAXAMED IYO SAGAALKIISII XAAS!! W/Q:Sabriye Macallin Muuse
Dagaalkii Ogaadeenya W/Q: Dr. Saadiq Enow
GOORTII DHULKAYAGII LA QEYBSADAY!
W/Q: Dr. Saadiq Enow
XAFLAD LAGU TAAGEERAYO DAWLADDA SOOMAALIYA OO KA DHACDAY OTTAWA
Sheeko Jacayl ah Nabar aan Dawoobeyn
W.Q. Cabdulqaadir M. Wacays
XAALADDA DHAQAALE EE SOOMAALIDA OTTAWA W/Q: Mohamed Dalmar
Warbixinaha iyo Macluumaadka Puntland:
Warbixin: Puntland, shacab baarri ah iyo maamul hanan waayey! W/Q: Abdulkadir Ali Salad
Warbixin Sawiro wadata: Madaxweynaha Puntland oo warbixin dheer siiyey shacabka Bosaso dhinacyadiisa kala duwan ka dib safarkiisa u ku tagay wadamo dhawr ah

Warbixin Sawirowatada: Wasaaradda Hormarinta Haweenka iyo Arimaha Qoyska, Wasaarad ku dayasho mudan

Warbixin Sawiro watada: Rug-Doorsiga Jaamacadda Dowlad Goboleedka Puntland (PSU)
Shirkii Jaamacada PSU ee magaalada Minneapolis June 8, 2008.
 
Webmaster@mudugonline.com -   ©2005 Mudug Online   ®All rights reserved.