Home  |  Islam  |  Suugaan  |  Qoraalo   |   Contact Us  
BBC Somali 5:00
BBC Somali 9:00
Codka nabada
RadioGalkayo
Radio Daljir
SBC-online
Somali tntv
Radio Sweden
Radio scerdo
HornAfrik
Radiolascaanod
R-freeSomalia
somaliahamradio
Radio Garowe
Radio Warsan
radiobaay.com
Algaracad
Alcarab
AllPuntland
Allidamaale
Allsomali
Ancis
Allwaamo.com
Agabso
alhudamedia
Ancis
Balcad
Banadir
Buuhoodle
Buuleberde
Calanka
Calmadow
dalkapress
Dayniile
Dhabbad.com
Doolo-Suugaan
4forsomaliwomen 
GaroweOnline 
Golkhatumo
Galdodogob
golkhatumo
iqrasomali
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrica
Horseednet
Laascaanood
laasqoray.net
Idamaale
Jawhor
jirac.com
Kismaayopost
Kismayo
Markacadeey
maktabada
markacadey.net
Midnimo
Mudulood
Nedsom
Olol.us
puntlandgov
Nugaal
pacemagazine
Puntlandpost
Puntlandtimes
Puntchamber  
Qandala
Qandala.com
rakoraaxo.com
Sheerbi.com
Shabelle
somalipressreview
Somaali
  s-community
Somalifans
somali_family
Somheritage
Somaliaonline
somalianinfo
Somaliweyn
Somaliwatch
Somalinet
Somalitalk
Somlink
somalimarket
Stnfm
waayaha
Wardheernews
Widhwidh
Xargaga.com
xamarcadde
yamays.com
Yoobsan


Taariikhda Madaxweynaha cusub ee somaliland
Posted to the MOL July 2, 2010, 6:29 am


Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE islamarkaasna ah musharaxa madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud "Siilaanyo wuxuu ku dhashay tuulada Dheryalay oo ka tiran degmada Ballidhiig ee gobolka Togdheer.


Waxbarashadiisii


hoose wuxuu ku dhamaystay magaalada Shiikh. Waxbarashadii dugsiga sarena wuxuu ku qaatay magaalada Boorame.


Markuu waxbarashadiisa dugsiga sare dhamaystay sannaddii 57kii Mr. Siilaanyo wuxuu u kicitimay dalka Ingriiska, halkaasuu ka sii watay waxbarashadiisii sare.


Sannadkii 1958kii-60kiina.


wuxuu magaalada London ee carriga Ingiriiska ku qaatay waxbarashadii diyaar garawga jaamacadda ee advanced level. Sannadkii 1960kii, wuxuu waxbarashadiisii jaacamadeed ka bilaabay Jaamacadda Manchester ee dalka Ingiriiska waxaanu bartay cilmiga dhaqaalaha Sannadku markuu ahaa 1965kii.


wuxuu jaamacadda Manchester ku dhamaystay waxbarashadiisii jaamacadeed waxaanu ka qaatay shahaada sare ee Masterka.


Mr. Siilaanyo markuu dhamaystay waxbarashadiisa jaamacadeed wuxuu Kusoo noqday dalka si uu cilmigiisa uga faa’ideeyo dalkiisa iyo dadkiisaba.


Waxaanu Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Somaliya kasoo qabtay xilal kala duwan oo ay kamid yihiin kuwan hoose:


SHAQADA IYO WAAYO ARAGNIMADA:


1965kii wuxuu xilal kala duwan kasoo qabtay Wasaaradda Qorshaynta Qaranka.


1969kii-1973kii Mr. Siilaanyo wuxuu ahaa Wasiirka Qorshaynta Qaranka


1973-1978 wuxuu ahaa Wasiirkii Ganacsiga 1973-1980 wuxuu ahaa guddoomiyaha guddida Dhaqaalaha ee Qaranka 1980-1982kii wuxuu mar labaad noqday Wasiirka Ganacsiga.


SNM :


Mr. Siilaanyo oo ahaan jiray guddoomiyihii hore ee SNM 1984-1990 waxaa Lagu tilmaamaa inuu yahay guddoomiyii ugu wakhtiga dheeraa uguna fir fircoonaa ee soo qabta talada ururkii SNM.


Isbadalka uu kusoo kordhinkaro siyasada Somaliland :


Silaanyo ayaa waxa la filaya in uu yahay nin rugcada siyaasi weyn oo cv dheer leh siyasadeed, waxana la og yahay in uu yahay Nin aamin san in aysan somalidu meelna u kala dhaqaaqi karin, aheyna dad kala maarma ayaa hadana waxaad mooda in ay noqon doonto talaabo adag, in uu mowqifkaas wacan oo uu xanbaarsan yahay uu noqdo mid si dhakhsa ah u fula ,iyadoon aan og nahay in Somaliland ay dadkii & dalkiiba gacanta loo galiyey shisheeye aan maslaxad u heyn somali.


Waxa uu ogsoon yahay silaanyo in aysan macquul aheyn in somaliland ay helikarto ictiraaf dowli ah oo siinaya madax banaani,sidaas darteed ayaa waxaad mooda in uu ka duwan yahay, siyaasiyiinta kale ee somaliland oo qabyaalada iyo naceybka shacabka ku beerey. sidaan ognahayna qabiil qaran ma noqdo .


Waxa haboon in lala garab galo oo lagu garab siiyo ,sidii ugu guuleysan laha ahdaaftaas oo aan aheyn wax aan qarsooneyn oo horey dhowr jeer uuka cadeeyey meelo fara badan . Fikirka kale oo uu axmed silaanyo kaga duwana madaxda kale ee reer somaliland ayaa ah in uu soo jeediyey talo ah in lagu mideeyo somaliland & Puntland oo iyaduna aan noqnin mid rumowda madaama ay dadku ay ku adag tahay in ay fahmaan waxa uu arki karo siyaasi weyn oo nociisoo kale.juquraafi ahaana ay saamaxeyso in ay noqdaan hal dowlad oo xoog leh ,dhaqaale & miletery labadaba , tasoo hadey hirgali laheyd ahaan laheyd fikir weyn oo mira dhaliya...


Axmed silaanyo waxa kaloo uu aaminsan yahay in Laascanood ay dadkeeda loo daayo talada ,meesha ay rabaana ay doortaan oo aan dadka la khasbin.


Waxay ila tahay waa in loo hanbalyeeyo goorta lagu dhawaaqo in uu noqdey Madaxweynaha somaliland ,waxaana aamin sanahay wax badan in ay is badalayaan......



Dr : Ali Warsame

Saaxiibkaa u dir

Sep 03 Who Are the Real Pirates in Somalia?
Aug 30 War Saxaafadeed: Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Dalbaday Taageero Caalami Ah Oo Deg-deg ah
Aug 27 Somalia: Weekly humanitrian report
Aug 26 Warbixin gaaban: Kuxigeenka Duqa magaalada Gaalkacyo C/laahi Axmed Ibraahim (Macruuf) oo lagu eedeeyay inay adeeg sanayaan kooxo doonaya inay qalqal galiyaan maamulka cusub ee degmada Gaalkacyo
Aug 21 SAWIRO: Duqa degmada Garowe oo maanta la doortay iyo golaha degaanka cusub la dhaariyay



Afkeena iyo Fartiisa W/Q: Dr. Saadiq Enow

 

»ASAASKII XISBIGII LEEGADA (SYL)
Dood ay diyaarisay idaacada VOA oo ay ka qayb-galayaan Wasiirka Arimaha dibada ee dowlada KMG ah iyo Laba suxufi oo kala ah Bishiir cumar Good iyo Faysal C/kariim Gabanow 
DAGAALKA DAHSOON EE SOOMAALIYA W/Q:Dr. Saadiq Enow 
AWOODDII LIIDATAY
W/Q: Dr. Saadiq Enow
AQALKII LIITEY
W/Q: Dr. Saadiq Enow
SUUBBANEHEENNII MAXAMED IYO SAGAALKIISII XAAS!! W/Q:Sabriye Macallin Muuse
Dagaalkii Ogaadeenya W/Q: Dr. Saadiq Enow
GOORTII DHULKAYAGII LA QEYBSADAY!
W/Q: Dr. Saadiq Enow
XAFLAD LAGU TAAGEERAYO DAWLADDA SOOMAALIYA OO KA DHACDAY OTTAWA
Sheeko Jacayl ah Nabar aan Dawoobeyn
W.Q. Cabdulqaadir M. Wacays
XAALADDA DHAQAALE EE SOOMAALIDA OTTAWA W/Q: Mohamed Dalmar
Warbixinaha iyo Macluumaadka Puntland:
Warbixin: Puntland, shacab baarri ah iyo maamul hanan waayey! W/Q: Abdulkadir Ali Salad
Warbixin Sawiro wadata: Madaxweynaha Puntland oo warbixin dheer siiyey shacabka Bosaso dhinacyadiisa kala duwan ka dib safarkiisa u ku tagay wadamo dhawr ah

Warbixin Sawirowatada: Wasaaradda Hormarinta Haweenka iyo Arimaha Qoyska, Wasaarad ku dayasho mudan

Warbixin Sawiro watada: Rug-Doorsiga Jaamacadda Dowlad Goboleedka Puntland (PSU)
Shirkii Jaamacada PSU ee magaalada Minneapolis June 8, 2008.
 
Webmaster@mudugonline.com -   ©2005 Mudug Online   ®All rights reserved.