Home  |  Islam  |  Suugaan  |  Qoraalo   |   Contact Us  
BBC Somali 5:00
BBC Somali 9:00
Codka nabada
RadioGalkayo
Radio Daljir
SBC-online
Somali tntv
Radio Sweden
Radio scerdo
HornAfrik
Radiolascaanod
R-freeSomalia
somaliahamradio
Radio Garowe
Radio Warsan
radiobaay.com
Algaracad
Alcarab
AllPuntland
Allidamaale
Allsomali
Ancis
Allwaamo.com
Agabso
alhudamedia
Ancis
Balcad
Banadir
Buuhoodle
Buuleberde
Calanka
Calmadow
dalkapress
Dayniile
Dhabbad.com
Doolo-Suugaan
4forsomaliwomen 
GaroweOnline 
Golkhatumo
Galdodogob
golkhatumo
iqrasomali
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrica
Horseednet
Laascaanood
laasqoray.net
Idamaale
Jawhor
jirac.com
Kismaayopost
Kismayo
Markacadeey
maktabada
markacadey.net
Midnimo
Mudulood
Nedsom
Olol.us
puntlandgov
Nugaal
pacemagazine
Puntlandpost
Puntlandtimes
Puntchamber  
Qandala
Qandala.com
rakoraaxo.com
Sheerbi.com
Shabelle
somalipressreview
Somaali
  s-community
Somalifans
somali_family
Somheritage
Somaliaonline
somalianinfo
Somaliweyn
Somaliwatch
Somalinet
Somalitalk
Somlink
somalimarket
Stnfm
waayaha
Wardheernews
Widhwidh
Xargaga.com
xamarcadde
yamays.com
Yoobsan


Madaxweyne Faroole oo ka hadlay howlagalada ka socda Bosaaso iyo Alshabaab oo haatan la xaqiijiyay inay Puntland joogaan
Posted to the MOL July 22, 2010, 8:27 am

 Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa qiray in maleeshiyo ka tirsan Al-shabab ay ku dhuumanayaan gudaha Puntland


Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warar sheegaya in maleeshiyo taabacsan ururka Al-Shabaab ay dhawaan calanka Shabaab ka taageen deegaan aan ka fogeyn magaalada Boosaaso.


Wareysi khaas ah oo uu siiyay VOA, wuxuu Madaxweyne Faroole ku qiray in Maleeshiyo hubeysan oo taabansan Al-Shabaab ay ku sugan yihiin dhul buuralay ah oo u dhow magaalada Boosaaso, wuxuuna sheegay in maleeshiyadaasi uu hogaaminayo nin magaciisa lagu sheegay ATAM, iyagoo muddo sannado ah isku uruursanayay halkaasi.


Faroole, wuxuu xusay in maleeshidan ay xasillooni darro ka wadaan magaalada Boosaaso isla markaana ay ka danbeeyaan rabshadaha ka dhacaya Puntland, wuxuuse Madaxweyne Faroole sheegay in ciidamada Puntland ay ku hareeraysan yihiin maleeshiyadaasi dhawaana ay cagta marin doonaan.


C/raxmaan Faroole, wuxuu sidoo kale rabshadaha iyo dilalka qorsheysan ee magaalooyinka Puntland ku eedeeyay dad ka soo jeeda ama laga soo abaabulay gobollada koonfurta Somalia. Faroole wuxuu sheegay in ciidamada amniga Puntland ay haatan wadaan olole ay ku qab-qabanayaan dadka ka soo jeeda koonfurta ee lagu tuhmayo inay rabshadaha wadaan.


Wareysiga madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole qeybta hoose ee qroaalkan ka dhagayso.




src="http://media.voanews.com/audio/interview-with-putland-president-21july10.Mp3"
url="http://media.voanews.com/audio/interview-with-putland-president-21july10.Mp3">


SOURCE: VOA SOMALI

Saaxiibkaa u dir

Sep 03 Who Are the Real Pirates in Somalia?
Aug 30 War Saxaafadeed: Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Dalbaday Taageero Caalami Ah Oo Deg-deg ah
Aug 27 Somalia: Weekly humanitrian report
Aug 26 Warbixin gaaban: Kuxigeenka Duqa magaalada Gaalkacyo C/laahi Axmed Ibraahim (Macruuf) oo lagu eedeeyay inay adeeg sanayaan kooxo doonaya inay qalqal galiyaan maamulka cusub ee degmada Gaalkacyo
Aug 21 SAWIRO: Duqa degmada Garowe oo maanta la doortay iyo golaha degaanka cusub la dhaariyay



Afkeena iyo Fartiisa W/Q: Dr. Saadiq Enow

 

»ASAASKII XISBIGII LEEGADA (SYL)
Dood ay diyaarisay idaacada VOA oo ay ka qayb-galayaan Wasiirka Arimaha dibada ee dowlada KMG ah iyo Laba suxufi oo kala ah Bishiir cumar Good iyo Faysal C/kariim Gabanow 
DAGAALKA DAHSOON EE SOOMAALIYA W/Q:Dr. Saadiq Enow 
AWOODDII LIIDATAY
W/Q: Dr. Saadiq Enow
AQALKII LIITEY
W/Q: Dr. Saadiq Enow
SUUBBANEHEENNII MAXAMED IYO SAGAALKIISII XAAS!! W/Q:Sabriye Macallin Muuse
Dagaalkii Ogaadeenya W/Q: Dr. Saadiq Enow
GOORTII DHULKAYAGII LA QEYBSADAY!
W/Q: Dr. Saadiq Enow
XAFLAD LAGU TAAGEERAYO DAWLADDA SOOMAALIYA OO KA DHACDAY OTTAWA
Sheeko Jacayl ah Nabar aan Dawoobeyn
W.Q. Cabdulqaadir M. Wacays
XAALADDA DHAQAALE EE SOOMAALIDA OTTAWA W/Q: Mohamed Dalmar
Warbixinaha iyo Macluumaadka Puntland:
Warbixin: Puntland, shacab baarri ah iyo maamul hanan waayey! W/Q: Abdulkadir Ali Salad
Warbixin Sawiro wadata: Madaxweynaha Puntland oo warbixin dheer siiyey shacabka Bosaso dhinacyadiisa kala duwan ka dib safarkiisa u ku tagay wadamo dhawr ah

Warbixin Sawirowatada: Wasaaradda Hormarinta Haweenka iyo Arimaha Qoyska, Wasaarad ku dayasho mudan

Warbixin Sawiro watada: Rug-Doorsiga Jaamacadda Dowlad Goboleedka Puntland (PSU)
Shirkii Jaamacada PSU ee magaalada Minneapolis June 8, 2008.
 
Webmaster@mudugonline.com -   ©2005 Mudug Online   ®All rights reserved.