Home  |  Islam  |  Suugaan  |  Qoraalo   |   Contact Us  
BBC Somali 5:00
BBC Somali 9:00
Codka nabada
RadioGalkayo
Radio Daljir
SBC-online
Somali tntv
Radio Sweden
Radio scerdo
HornAfrik
Radiolascaanod
R-freeSomalia
somaliahamradio
Radio Garowe
Radio Warsan
radiobaay.com
Algaracad
Alcarab
AllPuntland
Allidamaale
Allsomali
Ancis
Allwaamo.com
Agabso
alhudamedia
Ancis
Balcad
Banadir
Buuhoodle
Buuleberde
Calanka
Calmadow
dalkapress
Dayniile
Dhabbad.com
Doolo-Suugaan
4forsomaliwomen 
GaroweOnline 
Golkhatumo
Galdodogob
golkhatumo
iqrasomali
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrica
Horseednet
Laascaanood
laasqoray.net
Idamaale
Jawhor
jirac.com
Kismaayopost
Kismayo
Markacadeey
maktabada
markacadey.net
Midnimo
Mudulood
Nedsom
Olol.us
puntlandgov
Nugaal
pacemagazine
Puntlandpost
Puntlandtimes
Puntchamber  
Qandala
Qandala.com
rakoraaxo.com
Sheerbi.com
Shabelle
somalipressreview
Somaali
  s-community
Somalifans
somali_family
Somheritage
Somaliaonline
somalianinfo
Somaliweyn
Somaliwatch
Somalinet
Somalitalk
Somlink
somalimarket
Stnfm
waayaha
Wardheernews
Widhwidh
Xargaga.com
xamarcadde
yamays.com
Yoobsan


Saxaafada Puntland iyo maamulka Galmudug oo faafinaya warar been abuur ah oo la xiriira dad nabad galyo xumo awgeed looga soo raafay magaalada Bosaaso
Posted to the MOL July 22, 2010, 8:28 am

Waxaa soo baxaya warar been abuur ah oo ay faafinayaan maamulka Galmudug iyo qaar ka mida saxaafada Puntland oo ujeedooyin siyaasadeed leh. Wararkaas ayaa la xiriira dhalin yaro u dhalatay koonfurta Somaliya oo amaan daro awgeed maamulka Puntland uga soo qabqabtay magaalada Bosaaso. Wararka been abuurka ayaa sheegaya in la soo raafay qoysaskii ka soo barakacay koonfurta Somaliya iyo dad iyaguna ganacsato yaryar ahaa. Nin u hadlay maamulka Galmudug ayaa sheegay inay soo gaareen illaa 200 oo qoys oo laga soo raafay magaalada Boosaaso.


 


Wararka aan helayno ayaa sheegaya in illaa hadda kaliya la qabqabtay dhalinta bilaa camalka iyo kuwa tahriib doonka ah, si looga hortago in dhalintaas loo adeegsado arimo amniga ka soo horjeeda. Warar la xaqiijiyay ayaa sheegaya in dhalinyaradaan ay ku dhex-dhuumanayaan maleeshiyooyin alshabaab ah oo loo soo diray inay qarbud ka sameeyaan gudaha Puntland si shacabka loo dareensiiyo cabsi iyo amni la’aan ka dibna ay maamulka sidaas Alshabaab kula wareegaan.


 


Dawlada Puntland ayaa u digtay saxaafada reer Puntland ee faafinaya warar aan jirin iyagoo leh ujeedooyin siyaasadeed. Saxaafada Puntland qaarkeed ayaa waxaa maalgashada oo gadaal ka maamula qaar ka mid ahaan jiray madaxdii hore ee Puntland. Waxaana la aaminsanyahay in shaqsiyaadkaas oo ku sugan magaalada Gaalkacyo iyo Boosaaso ay doonayaan in dowlada Faroole qalqal galiyaan si ay u helaan fursad ay markale wax ku maamulaan.


 


Mudugonline.com

Saaxiibkaa u dir

Sep 03 Who Are the Real Pirates in Somalia?
Aug 30 War Saxaafadeed: Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Dalbaday Taageero Caalami Ah Oo Deg-deg ah
Aug 27 Somalia: Weekly humanitrian report
Aug 26 Warbixin gaaban: Kuxigeenka Duqa magaalada Gaalkacyo C/laahi Axmed Ibraahim (Macruuf) oo lagu eedeeyay inay adeeg sanayaan kooxo doonaya inay qalqal galiyaan maamulka cusub ee degmada Gaalkacyo
Aug 21 SAWIRO: Duqa degmada Garowe oo maanta la doortay iyo golaha degaanka cusub la dhaariyay



Afkeena iyo Fartiisa W/Q: Dr. Saadiq Enow

 

»ASAASKII XISBIGII LEEGADA (SYL)
Dood ay diyaarisay idaacada VOA oo ay ka qayb-galayaan Wasiirka Arimaha dibada ee dowlada KMG ah iyo Laba suxufi oo kala ah Bishiir cumar Good iyo Faysal C/kariim Gabanow 
DAGAALKA DAHSOON EE SOOMAALIYA W/Q:Dr. Saadiq Enow 
AWOODDII LIIDATAY
W/Q: Dr. Saadiq Enow
AQALKII LIITEY
W/Q: Dr. Saadiq Enow
SUUBBANEHEENNII MAXAMED IYO SAGAALKIISII XAAS!! W/Q:Sabriye Macallin Muuse
Dagaalkii Ogaadeenya W/Q: Dr. Saadiq Enow
GOORTII DHULKAYAGII LA QEYBSADAY!
W/Q: Dr. Saadiq Enow
XAFLAD LAGU TAAGEERAYO DAWLADDA SOOMAALIYA OO KA DHACDAY OTTAWA
Sheeko Jacayl ah Nabar aan Dawoobeyn
W.Q. Cabdulqaadir M. Wacays
XAALADDA DHAQAALE EE SOOMAALIDA OTTAWA W/Q: Mohamed Dalmar
Warbixinaha iyo Macluumaadka Puntland:
Warbixin: Puntland, shacab baarri ah iyo maamul hanan waayey! W/Q: Abdulkadir Ali Salad
Warbixin Sawiro wadata: Madaxweynaha Puntland oo warbixin dheer siiyey shacabka Bosaso dhinacyadiisa kala duwan ka dib safarkiisa u ku tagay wadamo dhawr ah

Warbixin Sawirowatada: Wasaaradda Hormarinta Haweenka iyo Arimaha Qoyska, Wasaarad ku dayasho mudan

Warbixin Sawiro watada: Rug-Doorsiga Jaamacadda Dowlad Goboleedka Puntland (PSU)
Shirkii Jaamacada PSU ee magaalada Minneapolis June 8, 2008.
 
Webmaster@mudugonline.com -   ©2005 Mudug Online   ®All rights reserved.