Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajacuun
Dhammaan golaha qurbajoogta Puntland-Denmark, waxay tacsi u dirayaan Guddoomayaha golaha qurbajoogta Puntland-Denmark Cabdisalan cali Askar oo hooyadiis alle ha u naxariistee Caasho Jaamac Warsame Islaan ku geeriyooday 24-07-2010 magaalada nairobi ee dalka kenya.
Waxaana leenahay ilaahsamir ha ka siiyo dhammaan eheladii iyo asxaabtii ay ka baxdaycaasho warsame Islaan iyadana ilaah janadii fardowsa ha ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin Farah Yassin Osman
|