Home  |  Islam  |  Suugaan  |  Qoraalo   |   Contact Us  
BBC Somali 5:00
BBC Somali 9:00
Codka nabada
RadioGalkayo
Radio Daljir
SBC-online
Somali tntv
Radio Sweden
Radio scerdo
HornAfrik
Radiolascaanod
R-freeSomalia
somaliahamradio
Radio Garowe
Radio Warsan
radiobaay.com
Algaracad
Alcarab
AllPuntland
Allidamaale
Allsomali
Ancis
Allwaamo.com
Agabso
alhudamedia
Ancis
Balcad
Banadir
Buuhoodle
Buuleberde
Calanka
Calmadow
dalkapress
Dayniile
Dhabbad.com
Doolo-Suugaan
4forsomaliwomen 
GaroweOnline 
Golkhatumo
Galdodogob
golkhatumo
iqrasomali
Halgan
Hamarey
Hiiraan
HornAfrica
Horseednet
Laascaanood
laasqoray.net
Idamaale
Jawhor
jirac.com
Kismaayopost
Kismayo
Markacadeey
maktabada
markacadey.net
Midnimo
Mudulood
Nedsom
Olol.us
puntlandgov
Nugaal
pacemagazine
Puntlandpost
Puntlandtimes
Puntchamber  
Qandala
Qandala.com
rakoraaxo.com
Sheerbi.com
Shabelle
somalipressreview
Somaali
  s-community
Somalifans
somali_family
Somheritage
Somaliaonline
somalianinfo
Somaliweyn
Somaliwatch
Somalinet
Somalitalk
Somlink
somalimarket
Stnfm
waayaha
Wardheernews
Widhwidh
Xargaga.com
xamarcadde
yamays.com
Yoobsan


Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Puntland iyo maleeshiyo taageersan Alshabaab oo dagaal ku dhexmaray duleedka magaalada Boosaaso
Posted to the MOL July 26, 2010, 11:39 am

Dagaal xoogan ayaa saaka waaberigii ka bilaamay tuulada Karin oo qiyaastii 40km dhinaca koonfurta ka xigta Boosaaso. Dagaalkaan oo ay soo qaadeen maleeshiyo ku dhuumaalaysanaysay buuraha Galgala oo daacad u ah nin lagu magacaabo Sheekh Maxamed Saciid Atam oo ah wakiilka Alshabaab ee gobolka Bari ayaa waxaa uu gaystay qasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.


Wali si dhaba looma oga qasaaraa dhabtaa oo ka dhashay dagaalkaas waxaase cisbitaalka Boosaaso la geeyay meydka 3 askari oo ka tirsan ciidamada Puntland iyo 5 ale oo dhaawac ah.


Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe oo uu kaga hadlay dagaalkaasi. Wuxuuna sheegay in dagaalkaasi uu dhexmaray ciidamada ammaanka Puntland iyo kooxo argagixiso ah oo Alshabaab ka soo dirtay koonfurta Somaliya. Madaxweyne Faroole ayaa sheegay inay ciidamadu dileen 13 maleeshiyo ayna gacanta ku dhigeen tiro ka mid ah raggii duullaanka soo qaaday oo uu ku jiro nin magaciisa lagu sheegay Jaamac Ismaaciil Ducaale oo  uu sheegay inuu hogaaminayay kooxdii weerarka ku qaaday tuulada Karin.Ninkaan la qabtay ayaa hadda ka hor weerar ku qaaday degmada Baargaal ee gobolka Bari isagoo wata dagaalyahanno ajaanib ah oo ay ka hortageen ciidamada Amniga ee Puntland illaa waagaasna ku dhuumaalaysanayay buuraha Galgala sida uu sheegay madaxweyne Faroole.


Madaxweyne Faroole ayaa ugu baaqay dadka reer Puntland inay si wadajira ula dagaalamaan kooxda Alshabaab ee weerarka ku soo qaaday. Wuxuu sheegay inay kooxdaasi dhibaatooyin badan ka wadaan koonfurta ay haatana doonayaan inay dagaalka Puntland u soo wareejiyaan oo qixiyaan dadka Puntland ee nabada ku nool. Wuxuu yiri waxay u socdaa inay idin qixiyaan oo xalaalaystaan hantidiina. Madaxweynaha ayaa intaas ku daray inaan loo kala hari doonin in Puntland laga safeeyo kooxda Alshabaab oo ku shaqaysa amaro dad Ajnabi ah u soo dhiibteen.


Dagaalka maanta ka dhacay tuulada Karin ayaa wararka ugu dambeeyay waxay sheegayaan inuu u durkay dhinaca buuraha Galgala oo ciidamada Puntland uga daba tageen firxadkii ciidamada Alshabaab. Waxaa kaloo magaalada Bosaaso lagu qabtay nin ka tirsan Alshabaab oo miino ku aasayay wadada dhinaceeda xili ay halkaas marayeen ciidamada Daraawiishta oo u socda jiida hore. Ninkaas ayaa loo kaxeeyay saldhiga booliiska halkaas oo lagu weydiinayo su’aalo la xiriira falkaan uu faraha kula jiray.

Mudugonline.com

Saaxiibkaa u dir

Sep 03 Who Are the Real Pirates in Somalia?
Aug 30 War Saxaafadeed: Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Dalbaday Taageero Caalami Ah Oo Deg-deg ah
Aug 27 Somalia: Weekly humanitrian report
Aug 26 Warbixin gaaban: Kuxigeenka Duqa magaalada Gaalkacyo C/laahi Axmed Ibraahim (Macruuf) oo lagu eedeeyay inay adeeg sanayaan kooxo doonaya inay qalqal galiyaan maamulka cusub ee degmada Gaalkacyo
Aug 21 SAWIRO: Duqa degmada Garowe oo maanta la doortay iyo golaha degaanka cusub la dhaariyay



Afkeena iyo Fartiisa W/Q: Dr. Saadiq Enow

 

»ASAASKII XISBIGII LEEGADA (SYL)
Dood ay diyaarisay idaacada VOA oo ay ka qayb-galayaan Wasiirka Arimaha dibada ee dowlada KMG ah iyo Laba suxufi oo kala ah Bishiir cumar Good iyo Faysal C/kariim Gabanow 
DAGAALKA DAHSOON EE SOOMAALIYA W/Q:Dr. Saadiq Enow 
AWOODDII LIIDATAY
W/Q: Dr. Saadiq Enow
AQALKII LIITEY
W/Q: Dr. Saadiq Enow
SUUBBANEHEENNII MAXAMED IYO SAGAALKIISII XAAS!! W/Q:Sabriye Macallin Muuse
Dagaalkii Ogaadeenya W/Q: Dr. Saadiq Enow
GOORTII DHULKAYAGII LA QEYBSADAY!
W/Q: Dr. Saadiq Enow
XAFLAD LAGU TAAGEERAYO DAWLADDA SOOMAALIYA OO KA DHACDAY OTTAWA
Sheeko Jacayl ah Nabar aan Dawoobeyn
W.Q. Cabdulqaadir M. Wacays
XAALADDA DHAQAALE EE SOOMAALIDA OTTAWA W/Q: Mohamed Dalmar
Warbixinaha iyo Macluumaadka Puntland:
Warbixin: Puntland, shacab baarri ah iyo maamul hanan waayey! W/Q: Abdulkadir Ali Salad
Warbixin Sawiro wadata: Madaxweynaha Puntland oo warbixin dheer siiyey shacabka Bosaso dhinacyadiisa kala duwan ka dib safarkiisa u ku tagay wadamo dhawr ah

Warbixin Sawirowatada: Wasaaradda Hormarinta Haweenka iyo Arimaha Qoyska, Wasaarad ku dayasho mudan

Warbixin Sawiro watada: Rug-Doorsiga Jaamacadda Dowlad Goboleedka Puntland (PSU)
Shirkii Jaamacada PSU ee magaalada Minneapolis June 8, 2008.
 
Webmaster@mudugonline.com -   ©2005 Mudug Online   ®All rights reserved.